Qaamuuska Xisaabta
Astooyin

Xisaabfallada badankooda, xiriirada iyo fansaarada caanka ah qaarkoodba, waxaa loo soo gaabiyaa astooyin caalami ah oo la isla yaqaan. Tusahan soo socdaa waxaa uu sheegayaa kuwo ka mid ah astooyinka loo siticmaalo xisaabta.



Hadii aan ilaaway qaar ka mid ah i xasuusi, kuwa ay ku qorantahay "*", ii sheg soomali ahaan hadday jiraan, hadii kalena isku day inaad u magac bixiso.

ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay


Wixii talo iyo tusaalo ah Jama Musse Jama