Date: Tue, 12 Nov 1996 20:13:10 -0800 From: HUMSSALA@livjm.ac.uk To: jama@dm.unipi.it Subject: "Eray-bixin" Hi Jama it is Cabdillaahi again, Waxaan hoos ku xusay dhowr ra'yi oo aan u malaynayo inay tixgelin mudnaankaraan, bal ila eeg. Download = Rog/Rogid alternatively Download=Daadgurayn Homepage= Edeg alternatively Homepage= Bog Mahadsanid....... C.C.CIGE