Somali-Italian-English Online Mathematical Dictionary


Waa bog cusub oo hadda dhismihiisa gacanta lagu hayo. Waa guri yagleel ah, sidaa darteed ha la raagin wixii talo iyo tusaale ah. Hadii erayga aad warsataa uu ku jiro qaamuuska, waxaad heli doontaa macnihiisa oo af-talyaani ito af ingiriisi ah, waxase intaa kuu dheer qeexdiisa oo soomaali ku qoran, iyo waliba tusaaleyaal marmarka qaakood. Waxaad ku tijaabisaa "abyane huban"!! Iska hubso luuqadda aad ku warsanaysaa inay sax tahay!

Sheeg erayga aad rabto, isla markaana ka dooro luuqadda
(Soomaali, English ama Italiano)
dabadeedna guji "Raadi"

Erayga:
   
  

Ku noqo Ardaagii Alif La Kordhebay.
Ku noqo Jama's Home Page.