Qaamuuska Xisaabta
Erayo Cusub.

11kii Noofeember 1996

Boggan waxaa loogu talo galay in la is kula gorfeeyo doorashada erayo cusub oo ku saabsan xisaabta iyo computer-ka, fadlan isku day inaad ka qayb qaadato oo aad faaqidaad talo-dhismeed ah ah ku darsato.

Haddii ay jiraaan eraya aad hore uga fekertay, fadlan guji halkeer oo noo soo tebi, adiga oo sheegaya in magacaaga iyo addreskaaga lagu qoro halkan iyo in kale.

Waa kuwan erayadu

Erayga qalaadErayga soomaligaWaxa soo jeediyaySababayn
Compactness (sets)
Mathemtical InductionXisaab DhacameedSiciid Suugan11 Nov.
Descrete MathemticsXisaab teelteelSiciid Suugan18 Nov.
TendsHalabsanayaSiciid Suugan18 Nov.
TendshaleelayaSiciid Suugan18 Nov.
recursive functionsfansaarada irmaanSiciid Suugan18 Nov.
****
****


Fadlan ha ku saluugin inaad ka qayb qaadato dhismaha gurigan yagleelka ah.

Guji Halkan waxa ku taxan erayada u gaarka ah cilmiga kombuyuuterka. Bal nala eeg.

ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay


Wixii talo iyo tusaalo ah Jama Musse Jama