12-16 jirka Soomaliyeed

Waxaa halkan kugu soo dhawanaya Mr. Daud Arte oo ah wiil soomaaliyeed oo da'diisu tahat 13 jir. Waxaad kala xidhiidhi kartaa
halkan adiga oo u diraya mail.

Welcome to your page
Ku soo dhow goobtan oo ka gayso dadaal
Waa gurigaagiiye ka qayb gal dhismihiisa

Dhamaan dhalinta da'da yar ee soo booqata page-kan waxaan xusuusinayaa in ay tixdan gabayga ah ee soo socotaa inoo noqoto halhays.

Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane..
Maansadii Dix Dhagaxeed,
Abdillahi Suldaan (Timacadde)


Hadii aad wax fikrad ah hayso ood rabto inaad kaga qayb gasho page-kan, iisoo gudbi adiga oo click-garaynaya halkan.

Jama Musse Jama.