Qaamuuska Xisaabta
Erayo Cusub.

11kii Noofeember 1996

Boggan waxaa loogu talo galay in la is kula gorfeeyo doorashada erayo cusub oo ku saabsan xisaabta iyo computer-ka, fadlan isku day inaad ka qayb qaadato oo aad faaqidaad talo-dhismeed ah ah ku darsato.

Tusaale ahaan waxaa jira erayo badan oo ay wanaagsanaan lahayd in sidooda loo afsoomaaliyeeyo dhawaaq ahaan, sida horeyba loogu isticmaalay aljebra, kombuuter, saynis iyo kuwo kale oo badan.

Dhowr qof oo hore waxay isku dayeen inay soomaaliyeeyaan erayada cusub ee computer-ka, iyo xisaabaadka sareba. Waxaa tusaale ahaan la soo bandhigay erayga, click oo loo doortay tuuji/guji. Haddii aad hore uga fekertay erayo la mid ah kuwan, fadlan ii soo sheeg, adiga oo sheegaya in magacaaga iyo addreskaaga lagu qoro halkan iyo in kale.

Waxay u muuqan doonaan sidan oo kale:

Erayga qalaadErayga soomaligaWaxa soo jeediyaySababayn
cliktuujiSaid Mohamed, Canada28 luuliyo
clikriix
clikguji Mohamed A. Warsame, Denmark1 noofeember
clikdhiq-siiMohamed A. Warsame, Denmark1 noofeemeber
thesisbiyodhacAbdalla Osman Mohamed, Italy

Guji halkan si aad u aragto ugana talo-bixiso erayadan. Haddii aad rabto in aad hesho wixii fariimo ah ee ku saabsan dooddan, noo soo dir cinwaankaaga.


Halkeerse waxa ku taxan erayada u gaarka ah cilmiga kombuyuuterka. Bal nala eeg.


ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay


Wixii talo iyo tusaalo ah Jama Musse Jama