Qaamuuska Xisaabta
Erayo Cusub.

13kii Noofeember 1996

Xisaabta Kombuyuuterka

Boggan waxaa loogu talo galay in la is kula gorfeeyo doorashada erayo cusub oo ku saabsan xisaabta computer-ka, fadlan isku day inaad ka qayb qaadato oo aad faaqidaad talo-dhismeed ah ah ku darsato.

Haddii ay jiraaan eraya aad hore uga fekertay, fadlan guji halkeer oo noo soo tebi, adiga oo sheegaya in magacaaga iyo addreskaaga lagu qoro halkan iyo in kale.

Waa kuwan erayadu

Erayga qalaadErayga soomaligaWaxa soo jeediyaySababayn
HomePageEdegC.C.Cige (UK)12 Nov.
HomePageBogC.C.Cige (UK)12 Nov.
DownLoadRog/RogidC.C.Cige (UK)12 Nov.
DownLoadDaadguraynC.C.Cige (UK)12 Nov.
DownLoadSii rarFaisal Cumar Ali12 Nov.
UpLoadSoo rarFaisal Cumar Ali12 Nov.
****
Floppy Disc
Hard Disc
Compact DiscSaxan CufanWargeyska JamhuuriyaJAMH
****
Fixed Point ArithmeticXisaabta dhibicda qotontaJama Barreh13 Nov.
Floating Point ArithmeticXisaabta dhibicda sabaysaJama Barreh13 Nov.
ComplementdhammaystireJama Barreh13 Nov.
radixJama Barreh13 Nov.
mantissaJama Barreh13 Nov.
adderisku dareJama Barreh13 Nov.
multiplierisku dhufteJama Barreh13 Nov.
multiplexerisku ururiye ???Jama Barreh13 Nov.
demultipexerkala firdhiyeJama Barreh13 Nov.


Fadlan ha ku saluugin inaad ka qayb qaadato dhismaha gurigan yagleelka ah.

Guji Halkan waxa ku taxan erayada u gaarka ah cilmiga xisaabaadka. Bal nala eeg.

ku noqo bogga Jama
ku noqo bogga Qaamuuska.
ku noqo bogga alif la kordhebay


Wixii talo iyo tusaalo ah Jama Musse Jama